Guddoomiye Cantoobo oo qaaday talaabo howlkarnimo oo lagu amaanay (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir Maxamed Axmed Cantoobo ayaa faahfaahin ka bixiyey waxqabadkii maamulkiisa mudada kooban ee uu xilka hayo. Maxamed Axmed Cantoobo ayaa sheegay in mudadii uu xafiiska joogay ay wax badan ka qabteen hagaajinta maamulka degmada iyo soo celinta adeegyada bulshada, ayna ku talo jiraan fulinta qorsheyaal kale oo lagu horumarinayo degmadaas. … Continue reading Guddoomiye Cantoobo oo qaaday talaabo howlkarnimo oo lagu amaanay (Daawo Sawirro)